VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ismoodsiis - Lyrics

Rucdan aan u dhigay jacayl Ramas lagu qabooba iyoo Rucdan aan u dhigay jacayl Ramas lagu qabooba iyoo Dalad rogay wanaag Runtii garan weydayee Runtii garan weydayee 2× Jacaylkaan rafaadayee Samaa laga riixayaa Jacaylkaan rafaadayee Samaa laga riixayaa Run sheegoo maxaa ku dhacay Risqiga been laguma helo Risqiga been laguma helo 2× Riyaan raad qaadayaa Anoo dhabta ruugi kara Riyaan raad qaadayaa Anoo dhabta ruugi karA Ismoodsiisku raaxo maleh Rafiiqeenu waa raxmaan 2× Murtida lama reebayee sidii Loo keydadaa murtida Murtida lama reebayee sidii Loo keydadaa Maankay rushaynasaa Xiskiga marbay kaa rabtaa Xiskiga marbay kaa rabtaa 2× Ruuxan cishqibay wadoo Dhankiisaa dhawaaqayee Ruuxan cishqibay wadoo Dhankiisaa dhawaaqayee Dhankiisa huugalee Qalbigu ma raaraacayaa Qalbigu ma raaraacayaa 2× Riyaan raad qaadayaa Anoo dhabta ruugi kara Riyaan raad qaadayaa Anoo dhabta ruugi karA Ismoodsiisku raaxo maleh Rafiiqeenu waa raxmaan 2× Rafiiqeenu waa raxmaan Rafiiqeenu waa raxmaan Rafiiqeenu waa raxmaan
Queue is empty
-- / --