VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mombasa - Lyrics

Sahalkiyo dalxiiskii Afrika seereheegii Sidimaal ku suganahay Socdaalkii mombasana Sibiq jaar la igu galay Salaantiyo bariidada Salan ka qaadee Soonaali inay tahay Isku seegnay fahankoo Kasii dhaxalay hadalkii Sahay waxaan uhelay Sableelka tooskiyo Sanqaroorka quruxdiyo Suniyaha isdhaafkiyo Sadriga buuxshoo Waa su'aal layaablee Sideebaan wax yeelaa Saxaraha qorfaa dilay Siman roob haduu do'o Suudbaad imaanimye
Queue is empty
-- / --