VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Seddex maado - Lyrics

jacayloow idaa sadex maado igu daa dumarkii xishoon jiray ragu dadab la gali jiray duunyana ka bixin jiray waa dayax la moodii da,dan maanta joogtana dookkhaygu kama helin igu daa jacayloow mar hadaan dahabiyo daaro fooq lahaynoo cidna dibada ii jirin doolar ii imaanayn danyar igu xisaaboo igu daa jacayoow jacayloow idaa sadex maado igu daa mar hadaan da,wanahay diintiyo cibaadada da,doodaan u leexdoo rabibaan dugsanayaa danbi dhaaf codsanayaa igu daa jacayloow mar hadaan dahabiyo daaro fooq lahaynoo cidi dibada ii jirinay doolar ii imaanayn danyar igu xisaaboo igu daa jacayloow
Queue is empty
-- / --