VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqu - Lyrics

anoo kuu haysta xul ayaad ka talawday xad ood xanuun igu beertay xun jacaylki galisay xar kal gacaylkan laha xus ayaad iga galisay xil anoo u haysta xan ayaan kaa helay xog waxan leeyahay xaq waxan u arkaa xal inaan iska qaado xil caashaqu ha ahaado xor intaad igu dhaaftay xuf ayaad igu tuurtay xig waxaad igu xidhatay xigi waxad is lahayd xad maankiyo caqligiisa xis waxaad u samaysay kas
Queue is empty
-- / --