Najmaay sharafeey cuddooneey
Nimca rabi ani iigu deeqaay
Naflaha dhammaan taan ka doortaa
Niyaddiyo maankaad kutaallaa
Naxli dhawraay
Nasri rabbiyeey
Nasan waa awgaa
Kuna naadshay
Nolashaa duni sharaf kulahoow
Anoo kuu nuguloo
Igu dheertahay
Kasbatay naftaydee
Waaadna mudantahee
Nahmaay dabcigaagaan
Alla mahadshaa
Nuxurkii cishqigee bauurtaad
Jirka ku nagaadoo
Go'aynee
Noolaha dhammaan taan ishaartaay
Ma nastoo awgaa harraaday
Nal iftiimaay
Naqa roobkaay
Ninkaad hoy ugashaa
Libin gaaree
Naadir waaye adoo kale in lahelayee
Anoo kuu nuguloo igu dheertahay
Kasbatay naftaydee
Waadna mudantahee
Najmooy dabcigaagaad
Alla mahashaa.