ruux kuu gargaariyo
garashiyo wanaagloo
xaqiiq kula guboonbaa
gacal lala wadaagaa

balse waan guhaadoo
gabadhaan jeclaabaa
xidhiidhkeenii goysoo
gaabisay dhankeedii

aniguna gadaasbaan
walee ila gudboonoo
khadraay kaa dul guuree
adiguna dantaa garo

dumar guud ahaantii
waa la guursadaayo
guri laba irdaale ah
alaab loogu geeya

gacal lagu qaboobiyo
waa se gaadhi waydee
kula go'day wadaantii

Exit mobile version