VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqaay - Lyrics

waa damac aduunkuye labadii i sdoortee la iskugu duceeyee deeqaay daraadaa doorkii aan ku caashaqay degmadiina sahansaday anigoo dad kuu jecel ilkahaagan dabarka leh dibnahaagan dhuxusha indhahaygu daymada kama daalayaan baadhi baadhi dacaladeediyo docmo iyo nugaaliyo aan dalxiis ku geeyee deegaanka soo arag hadal dabacsanaantiyo timaheeda kala dagay rabi ugu deeqee deeqaay daraadaa duulaaanka caashaqa daris baanu noqonoo kuma dayn karaayoo dumar daawashada guud anigoo dad kuu jecel indhahaygu daymada kama daalayaan baadhi baadhi dacaladeediyo docmo iyo nugaaliyo aan dalxiis ku geeyee deegaanka soo arag
Queue is empty
-- / --