VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badbaan Galay - Lyrics

Badbaan galay Alay lahee badbaan galay Iyo baaxad sooroo Waanigan is toobee 2x Waa laba barbaaro Bartamaha halbwlaha Midba baali haystaa 2x Beerta jantay aa Xaydha jeceliyaa Beerta jantay aa Xaydha jeceliyaa Lidi lidi lidi lidi Dinid xaawaleeyey Kuu baahday taladuyee Aayadahan u baydhaa Lidi lidi lidi lidi Dinid xaawaleeyey Kuu baahday taladuyee Aayadahan u baydhaa Badbaan galay Alay lahee badbaan galay Bilicdii jacaylkana Baabiyeey maantee 2x Ana laba bog leeyahoo Hadba baal u leexi Boqonta isku heeree 2x Beerta jantay aa Xaydha jeceliyaa Beerta jantay aa Xaydha jeceliyaa Lidi lidi lidi lidi Dinid xaawaleeyey Kuu baahday taladuyee Aayadahan u baydhaa Lidi lidi lidi lidi Dinid xaawaleeyey Kuu baahday taladuyee Aayadahan u baydhaa Badbaan galay Alay lahee badbaan galay Iyo ceel kumbaacoon Gundada fadhiistee 2x Hilinkaan u baahniyo Talo la iigu biirshiyo Sidaan uga baxaayee 2x Beerta jantay aa Xaydha jeceliyaa Beerta jantay aa Xaydha jeceliyaa Lidi lidi lidi lidi Dinid xaawaleeyey Kuu baahday taladuyee Aayadahan u baydhaa Lidi lidi lidi lidi Dinid xaawaleeyey Kuu baahday taladuyee Aayadahan u baydhaa
Queue is empty
-- / --