VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacantaada midig - Lyrics

Gacan taada midig Waan ubaah nahee Ha iga goyn gacal Walaal X2 Isoo gaadhay isoo Gaadhay allaha kuu Gar gaaree ana ii Garaabee X2 Jaceel kaagu way Gubee gaban yahow Gibil kaygana gil Gishee X2 Isoo gaadhay isoo Gaadhay allaha kuu Gar gaaree ana ii Garaabee X2 Xil iigaloo igarja howl Magaabiyee iigar gaar Gacal walaal X2 Isoo gaadhay isoo Gaadhay allaha kuu Gar gaaree ana ii Garaabee X2 Gabal dhaciyo waa Guduutaan ku goobayoo Ii gar waaqsan wayday Gaban yahow X2 Isoo gaadhay isoo Gaadhay allaha kuu Gar gaaree ana ii Garaabee X2
Queue is empty
-- / --