VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Leyla - Lyrics

Hadduu layla caashaqu bari lumiyuu wax u dhimay anna tii u ku laadayuu ku labeeyay baan ahay intuu igu laxaadsaday ma i saaray laamaha ma la liicay hadimadda ma la luudayaa wali baydka labaad hadduu qays jacayl luray tuu laalaadiyaan ahay anna tii uu ku liganyoo laabteeda uu dagaan ahay intuu igu laxaadsaday ma i saaray laamaha ma la liicay hadimada ma la luudayaa wali baydka saddexaad hadduu leeb jacayl yahay cilmi luxdka kii digay lahwi maygu beerayo ma i yidhi lugee ma i saaray laamaha ma la liicay hadimadda ma la luudaya wali.
Queue is empty
-- / --