VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida waaga iftiiima - Lyrics

Maxamed: sida waaga iftiima ama waadi xareeda wayileey quruxdaada indhaygu wareere adigay wada qaado dhaman waad i sidaaye aan wadagnoo cayaaree i weydaarso gacmaha Sahro: anba dee wajigaaga walacdii u horeeysay indhahan war wareershoo waxba waan arki waayee wadnahayga qumaati adigaa ku wareemee ku weedaarshay gacmahee aan wadaagno cayaarta maxamed: intii aan wadankeena walecaadi dhamaan maxaa dee ha is waalin waykanee soo dhawoow adigaa i wada qaado dhaman waad i sidaaye aan wadaagno cayaare i weydaarso gacmaha sahro: anba waayaan ku raadshee waan isku soo bixi waynee hadaan caawa wada joogno warkani soo ma dhamaanin wadnahayga qumati adigaa ku wareemee ku weydaarshay gacmaha aan wadaagno cayaarta By Ikra
Queue is empty
-- / --