VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sirmaqabe - Lyrics

Sirma qabee Raxmaankayow Adiigaa u sahanee waxba maan sameeynine, Gardaraduu ma socotee Sareediyo Samir iyo lugooyan kala saari waayo sidey noqonba mooyee, Hadi samadu furan tahay Suuradahaa QURAANKIYOO, Saligaan u dirayaa Inaay kaan sugaayay Sidaan ahay u sheegaan, Nafta lalama socon karoo Hadii caashaq saanyal seefaha la gaaree Sahwiiyo Daraadii sakaliyo saaci iyo abaar baan kala saari waayoo sanqaadh bay igu oodaane, Hadi samadu furan tahay Suuradahaa Quraankiyo, Saligaan u dirayaa Inaay kaan sugaayay Sidaan ahay u sheegaan
Queue is empty
-- / --