VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa lugooyadaydee - Lyrics

Axdigeeynu labo sanu
luudineey nay inanyahoo
laa laabatoo way
laakiin haduu galay

Waa lugooyadeeydee
hadaad laacday meel kale
waa lur iyo dhibaatee
hadaad lagaday caashaqa
waa hawo ku lumisee
hadaad labo codleeysee
waa lur iyo dhibaato
hadaad damisay layriirkii
axdigaagii soo ladanoow
laa kamaay dhicin

Arintaan is iri midi
ku lamaani hoowlaha soo
dab shidan lasaaro
layr ladhigay hadeey tahay

waa lagar lasugayoo
dhagtii maqashaa kuleegagi
leef leefka dufankiyo
dhulufsi igu noqoy
arinkaaga ladanoow
ar sow ar sow laa kameey dhicin

Lyrics by: ikraan

 

Queue is empty
-- / --