VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alcayn - Lyrics

Hadaan kuu maroo Adiga kuu ilmaynayoo Maxaad axmed odhan lahayd 2× Inaan aqal wada galnaa Ayaankeenu ahaa Ayaankeenu ahaa Arwaaxdeeduna samawdaa 2× Markaan ku arkaa xaniyo Cishqigu i afduubayaa Xishoodka la aamusaa 2× Aniga caashaqan i helay Dadkaa walal wada ogsoo Ergaana laguugu iman Ergaana laguugu iman 2× Hadanad ikhtiyaar lahayn Cishqigu ii kaa amroo Maxaa nagu odhan lahayd 2× Inaan kaa deeqdayoo Naftaan kugu aaminee Naftaan kugu aaminee Ugxanta jacayl abuur 2× Markaan ku arkaa xaniyo Cishqigu i afduubayaa Xishoodka la aamusaa 2× Aniga caashaqan i helay Dadkaa walal wada ogsoo Ergaana laguugu iman Ergaana laguugu iman 2×
Queue is empty
-- / --