VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaad Mooday - Lyrics

Hadaad mooday inaan yahoow,
Afar qaadistaaydaanii
In aay tahay is yeel yeel,
In aay tahay is yeel yeel,

Af Soomaaligeeygiyoo,
waxaan kugu qarinayaa,
Afkaa Baarki kula yahay,
Afkaa Baarki kula yahay,

Eedeydu kaa dheer,
Umaada maanta noolbaan,
Wax la'aamina jirin,

Umaada maanta noolbaan,
Wax la'aamina jirin,,,

Hadii aanan ooyinoo,
Ilma iga dareerinoo,
Indhaheeygu baraariin,
Indhaheeygu baraariin,

Waxaa uurka Jirabaa,
Dusha laga arkeeyninee,
Waan Oloolayaayee,
Waan Oloolayaayee,

Eedeydu kaa dheer,
Umaada maanta noolbaan,
Wax la'aamina jirin,

Umaada maanta noolbaan,
Wax la'aamina jirin,,,.....

Queue is empty
-- / --