VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacdaraha Adduunka - Lyrics

Anigoo oon wax badan jirin Walbahaar walbahaar kalgacalbaa igu waabariistee wahataye naftaydii waxaa haysata la yaable wadada iyo gaadhiga kamaweecanaysee wiil yahow kuu waayee war miyaanad iga hayn mise weerarka caashaqu kaligay aa wareeryo huu kaligay aa wareeryo ig wiirsadaa tahay wacdaraha aduunkaa i wareeminaayee wadnahayga inan ba looga waab sameeyee wanaaga iyo sheekadu waxba iima taraayaan naftan wehelku moodee ku wisiisiyaysee ka wanaaji maad noqon
Queue is empty
-- / --