anigoo yaroo
yixdu igu taal
jacaylkaan yabyabay
yeelaha u xidhay
kaan yu,ashadii
u yuta,ay cishqiga
yoolyoolka tumay
aniguna yabaal
sidaan ahay yaxaas
yuhun baday badwayn
yool baa igu xidhan

yabalkaan lahaa
yididiilo wacan
reerkaan yagleel
yeerbay la tagaye
kaan yu,ashadii
u yuta,ay cishqiga
yool yool ka tumay
aniguna yabaal
sidaan ahay yaxaas
yuhun baday badwayn
yool bay igu xidhan

Exit mobile version