anigoo aan diidayn
dabmigii aan leeyahay
dumar waa magaratee
sidaa ha iila doodine
dad haduu is qoonsado
waa la kala dambeeya
ha i diidin laba ruux
miduun baa dulqatee
nabsi dooni dhaaxaad
dawyada ku dhaaftee
kuma darin masiibadan
kula daristay maantee
dad haduu is qoonsado
waa la kala dambeeyaa
ha i diidin laba ruux
miduun baa dul qaate

xanuun aan i daashani
kuma uu damqaayee
maan damin ilayskii
kuma dayrinee garo
dad hadiuu is qoonsado
waa la kala dambeeya
ha i diidin laba ruux
miduun baa dulqaatee

Exit mobile version