heey heey heleele hoobaleyeey haayeey
heey naa botor waa nin bawsadaye
heey heey heleele hoobaleyeey haayeey
heey iyo nin uu beerka kala jaraye
heey heey heleele hoobaleyeey haayeey
heey waar ha iga dhigine ii dhiibe
heey heey heleele hoobaleyeey haayeey
heey oo dhulka ha iga gaadhsiine
heey heey heleele hoobaleyeey haayeey
waaar halgankii daraato iyo
heey heey heleele hoobaleyeey haayeey
heey waar maan daminin ilayskiiye
heey heey heleele hoobaleyeey haayeey
heey ee kumaa dayr inoo galaye
heey heey heleele hoobaleyeey haayeey
heey heey waar dalltabyada i haysiyo
heey heey heleele hoobaleyeey haayeey

Exit mobile version