A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Dagal Lyrics

ha durduro jacaylkuye
dambarkiisa hoorsada
dararwayne iyo horo
deeblay aynu aadne
diija oo kasoo rara
soo dabaala sheekada
dagalkeedii hore keen
daalka aynu reebnee

kalgacayl garka u xidha
ka gurguurta heesaha
daaliyo nugaal godan
dookhu ha ina geeyee
diija oo kasoo rara
soo dabaala sheekada
degelkeedii hore keen
daalka aynu reeebnee

kalgacayl garka u xidha
ka gurguurta heesaha
ha durduro jacaylkuye
dambarkiisa hoorsada
dararwayne horo
deeble aynu aadnee
daaliyo nugal godan
dookhu hayna geeyee
diiija oo kasoo raraa
soo dabaala sheekada
degelkeedii hore keen
daalk aynu reebne

Queue is empty
-- / --