gacalkayga dhamaan
gabankaan ka xushee
balan aan guntanaa
gacansaydh la yimoo
wanaagii gudhiyoo
iga raad gadayee
go,aankaan dhiganiyo
gadii aan ka mudnaa
hadii uu gudi laa
ma qabeen gocoshe
galad baan hanan laa
awrkii aan gibilnee
wada haynay gadhkee
gurigaan dagi layn
goobti uu ku ekaa
yoolkaan gaadhi layn
geedigii ka du,doo
go,aankaan dhiginiyo
gadii aan ka mudnaa
hadii uu gudi lahaa
ma qabeen gocoshee
galad baan hanan laa

Exit mobile version