VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaan ujiir - Lyrics

illaahbaa hayoo hadaada jaree waaan hogay hadii aad halistahaye kaan u jiidh go,ayoow waa jacaylkaaye ala janoow aawadaa ma jiifsadee waar ilaa imikiyo intaan ku iqiin ayaan qudha uurka kama ladin naftaydii olol iyo omos baad galise wixii aawadaa amuur i qabsaday illaahay hakaa dhaafo aakhiro kaan u jiidh go,oyoow waa jacaylkaagii ala janoow aawadaa ma jiiifsadee habeen walba wan ka heli jirayee hooya hargaysadaydiiyee kaan u jiidh go,ayoow waa jacaylkaagii ala janoow aaawadaa ma jiifsadee sidii geed ku yaal bankiii giriyaaad goonidu waa mid lay igu tala galayee kaan u jiidh go,ayoow waa jacaylkaagii ala janoow aaawadaa ma jiifsadee
Queue is empty
-- / --