illaahbaa hayoo hadaada jaree
waaan hogay hadii aad halistahaye

kaan u jiidh go,ayoow waa jacaylkaaye
ala janoow aawadaa ma jiifsadee

waar ilaa imikiyo intaan ku iqiin
ayaan qudha uurka kama ladin
naftaydii olol iyo omos baad galise
wixii aawadaa amuur i qabsaday
illaahay hakaa dhaafo aakhiro

kaan u jiidh go,oyoow waa jacaylkaagii
ala janoow aawadaa ma jiiifsadee

habeen walba wan ka heli jirayee
hooya hargaysadaydiiyee

kaan u jiidh go,ayoow waa jacaylkaagii
ala janoow aaawadaa ma jiifsadee

sidii geed ku yaal bankiii giriyaaad
goonidu waa mid lay igu tala galayee

kaan u jiidh go,ayoow waa jacaylkaagii
ala janoow aaawadaa ma jiifsadee

Exit mobile version