VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lahaasho - Lyrics

Liishaanka argtida Miisaan macaanida Amba waa i ladagoo 2× Ma lado daraadaa Laxawsiga kalgacaladaan Amba lahasho reemee 2× Laab qabow iyo labaca Laaf luqunta Aan ladnaanee Dhiiga raac Laab qabow iyo labaca Laaf luqunta Aan ladnaanee Laydha raac Liishaanka argtida Miisaan macaanida Amba waa i ladagoo 2× Lumayoo daraada Libiqsiga jaleecada Isha kaama laliyeen 2× Laab qabow iyo labaca Laaf luqunta Aan ladnaanee Dhiiga raac 2×
Queue is empty
-- / --