Halkaasaad mari ha odhan
Waxaasaad mudan ha odhan
Halkaasaad mari ha odhan
Waxaasaad mudan ha odhan
Ilayn mawtida gaf weeyee
Ilayn ilayn mawtida gaf weeye
Bidixda midig ha u mudulanin
Xaaraan weeyaan maluhuye
Bidixda midig ha u mudulanin
Xaaraan weeyaan maluhuye

Mida kale waxaan ugu socdaa
Cunaha waxaan kuu maray
U gaabi hadaa tidhaa
Miyaan teeda calaf meesha dhigan

Min guur waxay tahay murtidu
Aduunyadu waa mar geel
Min guur waxay tahay murtidu
Aduunyadu waa mar geel
Macaan bari ayaad
Siday kugu soo martaba
Ilaahay ilaahay
Ilaahay mahad u celi

Exit mobile version