maxaa raacdadii xornimo
rugaan loo diri haween
dagaalada lagu rogmado
gantaalada la isku rido
intoon kugu riixay halis
rasaas u cabaystay qori
naftaydaay raali noqo
rafaadkaad ila martiyo
dulqaadkaad raarataan
rabigay ugu mahadiyaa
waxaa loo roorayaa
intaa loo ruclaynayaa
rajada lagu noolyahee
adaa reeriyo carur
hada meel roon dajee
sahan geedig u rree
naftaydaay raali noqo
rafaadkaad ila martiyo
dulqaadkaad raaarataan
rabi ugu mahadiyaa

inkastoo raaxadiyo
raynraynta kula jeclaa
wanaagaaga aad u rabay
inteebaa dareen i ruxay
intaan kugu riixay halis
kuriiqantay hawlihii
naftaydaay raali noqo
rfaadkaad ila mariyo
dulqaadkaad raraantaa
rabi ugu mahadiyaa

Exit mobile version