Liishaanka argtida
Liisaan macaanida
Amba waa i ladagoo

Ma lado daraadaa
Laxawsiga kalgacaladaan
Amba lahashadeenii

Laab qabow iyo labaca
Laaf luqunta
Aan ladnaanee
Dhiiga raac

Laab qabow iyo labaca
Laaf luqunta
Aan ladnaanee
Laydha raac

Liishaanka argtida
Liisaan macaanida
Amba waa i ladagoo

Lumayoo daraada
Libiqsiga jaleecada
Isha kaama laliyeen

Laab qabow iyo labaca
Laaf luqunta
Aan ladnaanee
Dhiiga raac

Exit mobile version