Aakhirkii aduunkow
Waxa tahay cir jiidhii
Dhirta oo caleeniyo
Ubax wada casaana
2×
Ciso oo cirkii helay
Casar maydhuhaysooy
Catamaan cadceedii
2×
Cafis iyo lu,gooyiyo
Caloolyoow ma fiicnee
Iiga iiga iga caawi hawlaha
2×
Cidibaa ku hoydoo
Haysbaa ku caaryoo
Ceeblaynu maqalnoo
Waa cadow jacaylkuye
2×
Caashaqaaga awgii
Cunto waan ka soomoo
Hurdo waan ka caaryee
2×
Cafis iyo lu,gooyiyo
Caloolyoow ma fiicnee
Iiga iiga iga caawi hawlaha
2×