VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amaan madaxweyne xasan shiekh - Lyrics

madaxnimadu xoogiyo muran iyo dhib iyo aan maroorsho maahe nimuu mawle siiyyiyo midigtiisa galiyiyo maalmo ugu ggargaara adna waad mutaysatee mawlihii ku siiyay mar labadna kuu dhiib maalmihii qadhaadhaa kuwii noo miciinayo bal mujaahidiintii madaxwayne soo eg kuwii mawdku qaadiyo mudankay dhaleen marna lagama guuree midse iga dardaarane heestu ay micnaysee magacoodu yuu lumin adna waad mutaysatee mawlihi ku siiyay mar labaadna kuu dhiib malmihii qadaadhaa kuwii noo miciinayo bal mujaahidiintii madaxwayne soo eg
Queue is empty
-- / --