aqoonta iyo wax barashada
erey waalid ima barin
urugaaan kunoolahay
hooyo ha ooyine
hooyo aamu aamu
hadii aan iskuul galo
asaagey talaabada
kama orod yaraadeen
kama orod yaraadeen
inuu aadmigu aflaxay
saboolnimadii eryadey
albaabka uxidhay jAhlga
gooyo waan ogsoonahay
aynigaa kamaad hadhin
abaabil naftaada oo
ambaqaad cilmiga
da du kaa oofin maysee

Exit mobile version