VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

arooskii la sugaayaye la saadaalinaayoow xiliguu sugnaadoo sabankuu u hagaagoo sacab loo garaaciyo farxad laga sinaade saatiroow allahayow adaa suura galiyee cawo iyo sareediyo saacidiyowacan iyo ubad khayre kala sii sanadadan kalgacalkii labadooda saaqaa wakhtigu u samaadoo siduu yahay dhul roobliyo saaciyo barwaaqaa lagu wada sureeree saatiroow allahayoow adaa suuragaliyee cawo iyo sareediyo saacido wacaniyo ubad khayrle kala sii samadaa ducaa u furan saacadaha ijaabada sadku xay u noqtaa hadaa sabadii lala rabay samay loogu joojee saatiroow allaahyowo adaa suura galiyee cawo iyo sareediyo saacido wacaniyo ubad khayr le kala sii sidrigiyo laabtiyo wax jacaylka lagu sido halbawlaha wadnaha sudhan haduu buu saldhigayoo suuban oori noqotoo ku dambeeyay saygeed saatiroow allahayoow adaa suurta galiye cawo iyo sareediyo saacido wacaniyo ubad khayre kala sii
Queue is empty
-- / --