VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barbaraay ma nabadbaa - Lyrics

bogsi weeyi samirkuba hadii loo bislaadee bari iyo galbeedkaba caalamkaa u baratama buqcadaad ku taaloo bulshadaadii may garan baahida laguu qabaay barbaraay baryo waxaad saluugtaba bilicdii magaalada waatan soio bildhaantee marka hore bariidiyo barbaraay ma nabadbaa bada iyo banaan kiyo buuraha dhamaantood khayraadka badanee boga aad ku haysana bilow weeyi tani hadii loo baraarugo la bisleeyo macdantana qarankuba ma baahdeen bari waxa ka dhoofiyo bada waxa ka soo daga midna kuguma baydhoo sida ay u badantay barbaraay waxaad tahay bahda ugu waynee korinaysay baalaha barbaraay ogsoonow bacadkiyo kulaylkana baraf lagu qaboojiyo heerku dheeshli buufine baritiyo wixii nool way iman barwaaqadii boodhariba taariikh barbaruu ku leeyee bal wixii is jecelee caashaqu ku beermow batalaale aadoo bada uun cagaha gali baxsanaa dhulkeenani
Queue is empty
-- / --