caam ahaan dadkaygoow
cunto debada laga diro
aan ka caaganaanee
ciideena hodonka ah
ma u sara kacnaayoo
beerahaa ma saracnaa
caqligoo shhaqeeyiyo
cududaan aynu maalna
caydh lagaga baxayaa
beeraha ma saracnaa
cirku markuu curtee da,o
ee caadilkeen shubo
inta biyaha celisaan
cidhifyada
badaha gala
berraha ma saracnaa
wax kastoo cunaynana
cad iyo caano mooyee
cara kalaan ka keenaaye
beeraha ma saracnaa

Exit mobile version