VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Coronavirus covid 19 - Lyrics

xanuunkan dadkii dhameeyay dhamaan kawnkii ku faafay dhibaatada geystay maanta dhakhaartii ku daashey dhalaanka gebi cabsooday dhufayska guryo lamooday dhimashada tirada beeshay si aan dhami uga baadno dhaqa gacmaha maydha ku dhaqma awaamiirta dhakhaatiirtu ina siiyey allahyna dhowree dhamaantiin cibaadeysta dadkii kala dhuumayoo dhayal layskuma salaamoo oo layskuma soo dhawaadee kala dheeraada weeyoo dunidu waa dhabane haysoo coronaha dhibaatadiisa waaxyeelada dhaawiciisa si aan dhami uga bad baadno dhaqa oo gacmaha maydha ku dhaqma awaamiirta dhakaatiirtu ina siisey alle hayna dhowree dhamaantiin cibaadeysta
Queue is empty
-- / --