inuu caashaq dhibyahay
dhamac igaga daran yahay
iyo dhuxulo naareed maad
dhaadin adiguye
dhayal baad u aragtee aan
dhibtayda sheegtee

sidaa beer wax dhalaybaan
kuu dhawrayaayoo dhaayahygu
adigay dhibta kugu ilaawan

waa dhacar xusuustuye
dadkoo dhididku qooyaan
dhaxan aan dareemaa
dhado la ii hilaabaa
la dham oo kalgacalbay
naftu kugu dhadhabaysaa

Exit mobile version