waxa aan la golon golay gawra socodka iga dhigay
waxan iga jaray gasiinkii gacalow xusuusee
marku uunku gurigiisii gamee uu hurdada lado
ana waxaan la goohaa
guyaal iyo barwaaqooy waxa aanan garanaynoo
gaar kuu jeclaadaa igubaaya anigee
sida guban barwaaqa geediyo kayma ah
guudka sare magool yahay udugaaga goobaa
galabtaan ku dheehdaa warmihiyo gantaalaha
intuu oofta ga galay gooni joog ma iga dhigay

Exit mobile version