VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habeen dhalad - Lyrics

Alaylahee waar hantiyay Halyay ubad loo dhaliyo Gayigu wiilkuu jeclaa Naftaa kuu waalanoo Halbwlaha iyo wadnaha Adaa hanadoow dagee Horaan kuu aaminoo Habeen dhalad baad tahee Horaan kuu aaminoo Habeen dhalad baad tahee Jacaylkeenii hufnaa Hadhuubkii buuxsayoo Jacaylkeenii hufnaa Hadhuubkii buuxsayoo Alaan alaan mahad ugu hayaa Alaan alaan mahad ugu hayaa 2× Mid aan la kala hafayn Habsami qurux iyo aqoon Intii geesi uu lahaa Wanaag iyo haybadoo Had iyo goor waxa ila weyn Habeenkaan kulanay iyo 2× Ayaankii iyo hoodadii Habeen dhalad baad tahee Ayaankii iyo hoodadii Habeen dhalad baad tahee Jacaylkeenii hufnaa Hadhuubkii buuxsayoo Jacaylkeenii hufnaa Hadhuubkii buuxsayoo Alaan alaan mahad ugu hayaa Alaan alaan mahad ugu hayaa 3×
Queue is empty
-- / --