VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jidhidhico - Lyrics

Joogiyo jaahiyo jiniga Jeedaalada daymadii Jawharad la iiga kaa dhigyo Jamaalkaaga i dilay Jaleeco ilbidhiqsiya Jacayl igu beertayoo Jidiinka wixii mariyo Jifkiiba igu dirqiya Jiriyo oonka ha igu dayn Jidiinkiiba igu dirqiya Xabiibii jeelka ha igu dayn Qalbiga jaar igala noqo Jawaabo kalgacal i sii Jeex iga midabaad tahee Jees iyo reer ila yagleel Jaaliye jiidh kuu damqada Jixinjix wqa loo galaa Judhay ku arkeen indhuhu Naftaad soo jeedatoo Xiisuhu wuu kaa jabaa Jujuubo jacayl rasmiya Jirkaa beerkayga dhigay Bogayga adigaa ku jira Dareen jidhidhicaa ku jaban
Queue is empty
-- / --