VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaanow - Lyrics

Anoo sheekada midh bixin Ma yeedhaan ii dhawaaq Ma kawsaday miyir kalgacal Dirkiisii maalayee Miyaan kaa maarmayaa 2× Anoo anoon muuqaaga argee Macaanku waa ii qadhaadh Anoo anoon muuqaaga argee Cuntoba waa ii madow Midh iyo mawjadaha carjama Ayaa igu meersanoo Adaan kula magansadee Dhaanjenarigii murgiyo Muskiyo ooda u adkee 2× Abmala oorganaa mariig Abmala oorganaa mariig Alaha naga moosa oo Macaanoow mehersigeena Malaaig ha maamuleen Alaha naga moosa oo Miirkaygoow mehersigeena Malaaig ha maamuleen 2× Anoo kala miiri kara Bogeed laabta kalgacal Dhirtaa igu maaxdayoo Midhaha geedka aan cunaa Jaleecada milicsadaa 2× Anoo anoo iska maydh lehbaan Hadana magacaabayaa Anoo anoon muuqaaga aragee Macaan waa ii qadhaadh Midh iyo mawjadaha carjama Ayaa igu meersanoo Adaan kula magansadee Dhaanjenarigii murgiyo Muskiyo ooda u adkee 2× Abmala oorganaa mariig Abmala oorganaa mariig Alaha naga moosa oo Macaanoow mehersigeena Malaaig ha maamuleen Alaha naga moosa oo Miirkaygoow mehersigeena Malaaig ha maamuleen 2×
Queue is empty
-- / --