aduunyo naqeedo waa nabadoo
naruuro la'aan ma nuuxsado ruux
nasasho ayay naftuna muhatoo
nasiibkay adaan ku naawilayee

nagaaday markay niyadu ii dagtoo
nimciyo mahadbaan ku noolahaye

qalbiga naafoobaya nuguloo
naseexadu waa bossimo nabarkee
ha noqon ninkii nabsiga galee
neecawda kalgacayl wadaag naxariis

Exit mobile version