VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Reexaanta caashaqa - Lyrics

Alaylahee runtii Reexaanta caashaqu Alaylahee runtii Reexaanta caashaqu Anay raaxariiriyo Raga mudanihiisiyo Shucub lula ku malab Markay dhigteen Shucub lula ku malab Markay dhigteen 2× Raxmad aan gudhayniyo Raaxiyo ladnaan Raxmad aan gudhayniyo Raaxiyo ladnaan Rixlin aan kala qalo gurayn Rixlin aan kala qalo gurayn Rabaa mahada lee Raaskeenu nagaa Raaskeenu nagaa 2× Rugta aan dagayniyo Rogrogii jacayl Rugta aan dagayniyo Rogrogii jacayl Duco raagtabaan Horaha dhigee U rukuucayaa 2×
Queue is empty
-- / --