calanyoho ilaha dheer dhakadooda saarani
markii aan ku dheehdaan farxad aan la dhelayo
dhag dhag aan idhaahdaaye
dharaartiyo habeenkii ragbaan qoriga dhiganoo
dhimashada ka door biday
dhibka kugu yimaadoo dhiigooga kuu huray
dhalinyaro iyo waayeel inta dhabarka lagu sido
ee aanan wali dhalan dhaxal koogiibaad tahayoo
kugu dhaadanaynaayee

Exit mobile version