VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anaa samray maanta - Lyrics

segsaagtay jaceylkaa saluugtay naftaydaa sadrigaan kugu sooray adaa ka socdaalay mudaan sahwiyaayey sabaalo kuseexday soortii cunuwaayo adaan ku sugaayey anaa samray maanta xaqaagana saydhay markaad siraheena cadawgeena ku salaantay ayaa sadrigayga xilkaagii ka suulay samaanta dhexdeena xabaashay sadkeena bogaan kugu seexshay sibaad uga guurtay dhaxaan salalaaay iulmadu susumaysay dartaa soconwaayey awgaa usilcaayey awgaa usilcaayey anaa samray maanta xaqaagana saydhay markaad siraheena cadawgeena ku salaantay ayuu sadrigayga xilkaagii ka suulay
Queue is empty
-- / --