VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaawac - Lyrics

hadaad tag tyoo dhaqaaqdey hadaad dal shisheeye aadey haduu xiisihii dhamaadey hadaan qabo dhaawiciisa haduu kufo oon dul jiifo hadii dhaayihii ku dhowray dharaar qudha aad cidleysay waxaan heli wiil kudhaama waxan heli wiil idhowrta waxasan heli geesiya dhibteydana aan ku baanin hadaan ahay ruux dhibtoodey dartaa dhaawaca ku yaala dadkoo dhami u ogadey rabaa dhayi boodahayga adaa nabsigaa dhitaystay waxaan heli wiil ku dhaam waxaan heli wiil idhowrta waxa heli geesi dhiiranoo dhibtaydana aa ku faanin
Queue is empty
-- / --