VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dirkii - Lyrics

sidaad u daryeesho qofkuugu dadaala qof kuu damqanaaya dhibkaaga dareema deel qaafka yimaada qof kuugu qof kuugu dulqaata sidaad u daryeesho qofkuugu dadaala qof kuu damqanaaya dhibkaaga dareema deel qaafka yimaada qof kuugu qof kuugu dulqaata markaad hesho daacad mid aan ku dagaalin daryeela naftaada xubiga dacalkiisa mid baylah u diida noloshu dahb dahab noloshu dahab weeyi markaad hesho daacad mid aan ku dagaalin daryeela naftaada xubiga dacalkiisa mid baylah u diida noloshu dahab dahab noloshu dahab weeyi dookhayga naftaada naftayda u dooray januu ila doonay inaan dhex dakeeyo januu ila doonay inaan dhex dakeeyo dookhayga naftaada naftayda u dooray januu ila doonay inaan dhex dakeeyo januu ila doonay inaan dhex dakeeyo mid aan dayacaynin oon koonkaa ka doortay sidaad uga diirto wixii yar darnaada dabuubta yar taagan dhagtaa dhagtaada u diida mid aan dayacaynin oon koonkaa ka doortay sidaad uga diirto wixii yar darnaada dabuubta yar taagan dhagtaa dhagtaada u diida dabeecad wanaaga da'diisa ku dhaafay markuu dun xariira dirkii anbiyada ILAAH kuugu deeqo noloshu dahab dahab noloshu dahab weeye dabeecad wanaaga da'diisa ku dhaafay markuu dun xariira dirkii anbiyada ILAAH kuugu deeqo noloshu dahab dahab noloshu dahab weeye dookhayga naftaada naftayda u dooray januu ila doonay inaan dhex dakeeyo januu ila doonay inaan dhex dakeeyo dookhayga naftaada naftayda u dooray januu ila doonay inaan dhex dakeeyo januu ila doonay inaan dhex dakeeyo
Queue is empty
-- / --