VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku jaray - Lyrics

ku daayay hadaan ku rabay ku dhaafay hadaan ku dhibay kashayda hadaan ku qoray kaa tiray magacaad lahayd ka raysaan faray qalbiga karaamada ha iska ridin ka kaaftoonbaan is idhi kal hore hadaan kuu wacnaa kal iyo laab ku nacay kal iyo laab hadaan ku nacay ku jaray maantaba kun jeere ku jaray maantaba kun jeere kalaamkaa ku hay qalbiga ku karhay hadaan ku biday ku dhawrtay hadaan ku idhi bogayga hadaan ku qoray kalkan anigaa dibsaday ka kaadsaan idhi wadnaha kohashadu waa duiye ka guurbaan idhi nabdiga al hore hadaan kuu wacnaa kal iyo laab ku nacay kal iyo laab hadaan ku nacay ku jaray maantaba kun jeere ku jaray maantaba kun jeere kalaamkaa ku hay qalbiga
Queue is empty
-- / --