VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku jaray - Lyrics

kudaaye hadaan kurabey ku dhaafey hadaan ku dhibay kasheyda hadaan kugu qoray ka tiray magacaad lahayd ka reysaan faray qalbigaa karaamada hayskaridin ka kaaftoon ayaan idhi kal hore hadaan kuu wacnaa kal iyo laba kunacey ku jarey maantaba kunjeere kalaamkaa ku hay qalbiga ku kaadey hadaan kubuday ku dhowrtay hadaan ku idhi bogayga hadaan kugu qoray kolkaan anaa diibsadey ka kaadsaan idhi wadnahaa kuhashadu waa duliye ka gurbaan idhi nabdigaa kal hore hadaan kuu wacnaa kal iyo laba kunacey ku jarey maantaba ku jeere kalaamka ku hay qalbiga
Queue is empty
-- / --