VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Musharaxa xiska - Lyrics

Sidii roob miray dhulka wada miray Geesigan u muhdee muxiba i siiyow Daalkii maalmahan kii iga maydhow Suldaanka maankiyo Caaqilkii maskaxdow Masuulka naftiyo Maamulkii ruuxdow Mudanaha qalbigee Musharaxa xiskaygee Ku milmay laabtaw Milyan dhaamaw Deeqsi magaclow Xilkas milgo low Maamul sharaflow Dhib aduun macaanow MAWLE kuma bado Sidii man baxay Midho wada dhalay Midkii aan u muhde Micno ii noqdow Murugti waayadan Kii iga moosoow Haldoorka miyirkiyo Mataankii naftow Micnaha noloshiyo Gacantaydii midigow Marinka laabtiyo Ma jaraha hankaygee Ku milmay beerkow
Queue is empty
-- / --