VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacdiir - Lyrics

jaceyl yahow xarakadeynta xiisiyo jaajar taynta xubiga hadba kaad lajoogto ayaad la jirtaa xagiisa xurmana kii ugu horeeyay xasuus uma haysid caashaq xumaanta abaal la aantaa xageed kala timid nacdiirka xaqdhowr marna igama waayin xanaanona maan yareysa adaa cuqdadiyo xanuunka ka hela xanaftiyo naceybka dharaarbA HAdaad uxiinto hadba xagii tilaad leh xadkii caashaqu lahaa iyo xadhkihii waaad wada jartoo dadnaba waxba xeerin weyday xayndaabkii jaceylkaa dhaaftey xidhiidhada hada bilaabmey intay kuu xumayntu gaadhin xaqdhowr marna igama waayin xanaano maan yareysan adaa cuqdadiiyo xanuunka kahela xanaftiyo naceybka
Queue is empty
-- / --