VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoys inaan wadaagno - Lyrics

inanyahaw qaloocaba qumaatiga u haystee isagoon qabsoomayn quudhsiga ku caan baxay dhaaxaan ku qariyoon qayd kugu xambaaree hadii aadan qajilahayn kaa quustay aniguna qayb weeyaan calafkuye isagaa i qasbaayee qoys inaan wadaagnaba uma qalantid wiilyahaw wax kastoon qadarin laa qaladkii aan sixi lahaa qasnadahaan lahayniyo siraheeni maad qubin adoon qasoonanyn ahelkiyo qaraabada qiso yaab leh maad badin qiimaheenii maad lumin qayb weeyaan calafkuye isagaa i qasbaayee qoys inaan wadaagnaba uma qalantid wiilyahaw
Queue is empty
-- / --